Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Axmed Madoobe oo kulmay (Daawo Sawirada)

Magaalada Garawe ee caasimada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Kulanka Dhax maray Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa diirada lagu saaray marxalada uu dalku marayo iyo sidii si wadajir ah looga saari lahaa loona gaarsiin lahaa … Continue reading Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Axmed Madoobe oo kulmay (Daawo Sawirada)